Jawiil
District jawiil ( af somali degmada jawiil) waa degmo ku taala bartmaha somaliya ee gobalka Hiiran Waqooyiga baladwayne 33 km ka ah sido kale 50 km galbeed ka degmada matabaan dhacdo
Jawiil
Jawiil جويل | |
|---|---|
Degmo | |
Sawir dusha sare ee jawiil | |
| Isku-duwayaasha: 4°44′09″N 45°12′13″E / 4.73583°N 45.20361°E | |
| Wadanka | |
| Maamul Goboleedka | |
| Gobolka | Hiiraan |
| Dawladda | |
| • Gadoomiye | Mahdi Yusuf Mohamud |
| Bedka | |
• Wadarta | 70 km2 (30 sq mi) |
| Joogga | 580 m (1,900 ft) |
| Dadka (2025) | |
• Wadarta | 95,000 |
| Aagga waqtiga | UTC+3 (EAT) |
| Koodhka goobta | +252 |
Deegaanada Hoostaga Jawiil
[wax ka badal | wax ka badal xogta]degmada jawiil deeganada hoostaga waa deegano badan waxaa kamid
●Bacaad
●Mareer Gaab
●Gasle
●Ilkacade
●Tuulo Raaxo
iyo deegano kale....
Xaafadaha Jawiil
[wax ka badal | wax ka badal xogta]jawiil waxey ka koobantahay 4 xafadood oo kala ah Horseed " Tawakal " kalabeyr " SYL "Waabari"
HORDHAC
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Degmada waxa ku yala dhowr dugsi, sida jawiil secondary school iyo suuqa xolaha iyo suuq ganacsi sido kale xerada ciidamada xooga dalka somalieyeed degmada waxay ledahay Xero ama garoon ay tababar ku qadan jireen ciidanki xooga dalka somalia degmada jawiil waa degmo caan ku ah beeraha waxa mara kanaalo ku xiran wabiga shabeele, sido kale waxeey muhiim u tahay dhaqaalaha mamulka Hirshabeelle iyo kastamki degmada oo dhaqalaha global muhiim u ah. Degamada jawiil waxay u dhawdahay xududaha gobalka somalida itoobiya iyo somalia, waxay dhacdaa goob muhiim u ah isu socodka gadidka gobolada waqooyi iyo koofurta. Jawiil waxaa ku badan oo dego beesha Ciise mudulood amaba udeejeen looyaqaano oo uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdille Cusmaan.
Jawiil waxaa ku badan oo dego beesha Ciise mudulood amaba udeejeen looyaqaano oo uu kasoo jeedo madaxweynihii ugu horeeyay ee Soomaaliya Aadan Cabdille Cusmaan.