Jump to content

Kalabaydh

(Waxaa laga soo toosiyay Kalabayr)
Kalabaydh

كلبيده
Magaalo
Masjid ku yaala Kalabaydh
Masjid ku yaala Kalabaydh
Kalabaydh is located in Somalia
Kalabaydh
Kalabaydh
Goobta Soomaaliya
Coordinates: 8°14′35.52″N 47°13′35.04″E / 8.2432000°N 47.2264000°E / 8.2432000; 47.2264000
Wadanka Somalia
Maamul Goboleedka Khatumo
DegmoLaascaanood
Tirada dadka
(2019)[1]
  Dhammaan4,100
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Kalabaydh (Af Ingiriis : Kalabayd) waa magaalo ku taala bartamaha waqooyi galbeed ee gobolka Sool, Waqooyibari, Soomaaliya. Magaalada Kalabayr waxaa ku dhaqan dad gaaraya ilaa 4,100 . [2]

Maamulka deegaanka ayaa waxaa ku muransanaa Somaliland iyo Puntland . Hadda maamulka SSC-Khaatumo ayaa gacanta ku haya deegaanka Kalabaydh, waxaana dhawaan 16- kii December 2023 booqasho ku tagay wefti uu hoggaaminayo Madaxweyne Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali .

Kalabaydh waxay leedahay dhowr machadyo tacliineed. Sida ay sheegtay wasaaradda waxbarashada Puntland, waxaa degmada Kalabaydh ku yaalla siddeed dugsi hoose dhexe. Kuwaas waxaa ka mid ah Kalabayr Primary, Saaxdheer, Xidh-Xidh, iyo Qorilay. Dugsiyada sare ee deegaanka waxa ka mid ah Dugsiga Sare ee Kalabaydh

Tirakoobka dadweynaha

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalada waxaa dega beesha Dhulbahante, oo ay ku abtirsadaan beesha Bahararsame ee Faarax Garaad

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

"CARE INTERNATIONAL - SOOMAALIYA WARBIXINTA UGU DAMBAYSA EE SHARVEY SMART".

"Weftiga Maamulka Sare Ee Maamulka SSC-Khaatumo Ayaa Caawo Soo Gaadhey Degmada Kalabaydh Ee G/Soo"

"Full Video:Beesha BAHRARSAME oo ku dhawaaqday Inay Qaateen Nabad Buuxda deegaanka KALABAYDH"

"Shirkii beesha Maxamuud Cali ee Baharsame oo Kalabaydh ka dhacay"


Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kalabaydh

  1. Care Somaliland (October 2019). "CARE INTERNATIONAL – SOMALIA NUTRITION SMART SURVEY FINAL REPORT" (PDF). Archived from the original (PDF) on 2021-07-24. Retrieved 2021-07-24.
  2. https://web.archive.org/web/20160528110215/http://readhornofafrica.us/. Archived from the original on 2016-05-28. Retrieved 2021-08-09. {{cite web}}: Missing or empty |title= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
Magaalooyinka iyo tuulooyinka Sool Flag of Waqooyibari
Laascaanood | Boocame | Taleex | Kalabaydh | Caynaba | Dharkayn-geenyo | Saaxdheer | Qoriley | Karindabayl weyn | Fardhiddin | Yagoori | Adhicadeeye | Godaalo | Dabataag | Xudun | Xalin | Tukaraq | Yoocada