Dowgaab

Ka Wikipedia

Dowgaab waa degmo ama tuulo ku taala gobalka Mudug, waxay ku caantahay barashada diinta islaamka, waxay u dhaxaysaa degmooyinka Wargalo iyo Qaydaro iyo Hilmo. Waxayna hoos tagtaa maamulka Galmudug


Waana Dagmo gaga Beegan Magaalada Galkacyo Koofurta Waxeyna Leedahay Taariikh fwanaagsan Oo Xagga Shareecada Islaamka ah waxaana wax Kabartay Mashaaikh Waaweyn oo caan Ah Uu Kamid Yahay Shiikh Maxamed Cismaan iyo Xertiisiba uu soo Baray Diinta islaamka