Xerojaale

Ka Wikipedia

Xerojaale waa degmo ku taalo galbeedka Gobalka Mudug, waxayna u dhaxay saa degmada Galdogob iyo Beyra, waa magaalo qadiimi ah oo aad ku arkayso wax yaabo layaab sida dhisme hore

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

degmadan ayaan in badan waxay ahayd mid aan ladegin xilayadii gumaystaha dalka uu qabsanyey wakhtigaas waxay ahayd meel furin ah halka markii soomaalidii hore ay ku dagaalami jireen

dhanka kale Degmadan Xero jaale ayaa sida aad magaca aad ka dareemayso ah meel doog badan oo illaahay ku manaystay waxaana hada degmadaas ku sugan dadkii u dhashay deegaankaas oo markii horana daganaa waxayna degmadan dhismatay wakhtigii dawlada dhexe ee soomaaliya ay wadanka ka ariminaysay iyadoo xilaagaa aan loo aqoonsanay Degmo laakiin wakhtigan waxay ku tirsan tahay degmo katirsan Gobalka Mudug