Bandiiradley
Appearance
Bandiiradley | |
|---|---|
Magaalo | |
| Coordinates: 6°28′51″N 46°56′46″E / 6.48083°N 46.94611°E | |
| Wadanka | |
| Maamul Goboleedka | |
| Gobolka | Mudug |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
| Furaha | +252 |
Banderadley (Soomaali: Bandiiradley Carabi: بنديردلي ) waa magaalo ka tirsan gobolka Mudug ee maamulka Galmudug. Waxay 70km koonfur-galbeed ka xigtaa magaalada Gaalkacyo, iyadoo ku taal jidka weyn ee isku xira magaalooyinka waqooyiga iyo koonfurta. Magaaladu waxay leedahay dad ku dhow 50,000 waxayna leedahay garoon diyaaradeed u gaar ah.