Liiska magaalooyinka Soomaaliya dadka ku nool
Appearance
Halkan waxaa ku soo ururinaynaa liiska caasimadaha iyo magaalooyinka wadanka Soomaaliya ayadoo loo fiirinayo bulshada. Sida lagu sheegay tirokoob sanadkii 2012ka, wadanka Soomaaliya waxaa ku dhaqan dad tiradoodu gaadhaysao ilaa 10,085,648 oo qof.[1]
Sidoo kale, tirokoob madaxbanaan oo la sameeyay sanadkii 1992kii ayaa waxaa la xisaabiyay magaalooyinka leh bulsho ku dhaqan oo tiradoodu ka badan tahay 2,000, ayadoo isla wakhtigaasi la tirokoobayay bulshada guud ee gobolada iyo wadanka oo dhan.[2] T
Liiska Magaalooyinka
Heerka | Caasimada | Gobolka | Bulshada |
---|---|---|---|
1 | Muqdisho | Banaadir | 2,265,000[3] |
2 | Bosaso | Bari | 700,000[4] |
3 | Gaalkacyo | Mudug | 137,667[5] |
4 | Bardhere | Gedo | 150,000[6] |
5 | Baydhabo | Baay | 157,200[7] |
6 | Kismaayo | Jubbada Hoose | 183,300[7] |
7 | Beledweyne | Hiiraan | 67,616[8] |
8 | Afgooye | Shabeellaha Hoose | 42,400[7] |
9 | Jowhar | Shabeellaha Dhexe | 42,200[7] |
10 | Merca | Shabeellaha Hoose | 39,300[7] |
11 | Qoryoley | Shabeellaha Hoose | 35,700[7] |
12 | Garowe | Nugaal | 29,300[7] |
13 | Qardho | Bari | 29,000[7] |
14 | Luuq | Gedo | 27,000[7] |
Sidoo kale fiiri
Xigasho
Tixraac
- ↑ Somalia entry at The World Factbook
- ↑ "Somalia: A country study".. (May 1992). Red. Helen Chapin Metz. Federal Research Division.
- ↑ (PDF). Demographia http://demographia.com/db-worldua.pdf. Soo qaatay 19 March 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Bosaso Municipality - Districts Archived Febraayo 2, 2015 // Wayback Machine. Retrieved on 2012-10-17.
- ↑ Gaalkacyo Archived Oktoobar 25, 2012 // Wayback Machine. Jubba-airways.com. Retrieved on 2011-12-15.
- ↑ [1]
- ↑ 7.0 7.1 7.2 7.3 7.4 7.5 7.6 7.7 7.8 Somalia City & Town Population. Tageo.com. Retrieved on 2011-12-15.
- ↑ "Nuqul Archive" (PDF). FAO. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 11 February 2015. Soo qaatay 11 February 2015. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)