Qandala

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qandala
Qandalla
كاندالة
—  Magaalo  —
Qandala is located in Somalia
Qandala
Location in Somalia
Dhacdaa: 11°28′16″N 49°52′26″E / 11.47111°N 49.87389°E / 11.47111; 49.87389Isuduwe: 11°28′16″N 49°52′26″E / 11.47111°N 49.87389°E / 11.47111; 49.87389
Dalka  Soomaaliya
Gobol Bari
Degmo Qandala
Tirada dadka
 • Guud ahaan 19,300
Saacad EAT (UTC+3)

Qandala waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Bari ee woqooyiga Soomaaliya.Magaaladaan waxee 75km u jirtaa magaalada Boosaaso oo kaga beegan dhinaca bari.

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Waxaana Ku Dhashay Mid Ka Mid Ah Madaxda Xusbiga Puntland Revelactoin Part Waa Nin Lagu Magcaabo Eng Hakan Hakiim Oo Hada Lagu Daray Liiska Raga Haddii Puntland Ay Yimaad Xabsiyada Galaaya

Qandala waxay ku talaa dhulka ugu khayraadka badan somalia khasatan xagga maydiga,beeyada,xabagta.

qandala waxaa hoos yimaada tulooyin badan waxaana ka mid ah Karin,Bashaashin,Unuun,Gurur, dhamaan tulooyinkaan waxay ku yihiin xoolodhaqasho iyo weliba sarcashada geedka dhulkaas ilahay ku beeray ee beeyada iyo maydiga

Commons-logo.svg
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: