Baki

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Baki

باکی
Dalka  Somaliland
Gobolada Awdal
Degmo Degmada Baki
Tirada dadka
(200,000)
 • Dhammaan 50,400
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Baki (Af carabi: باکی) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee waqooyi galbeed wadanka Somaliland.[1]

Sidoo kale, magaaladani oo ku taala Gobolka Awdal waxayna kutaala dhanka waqooyi galbeed ee dalka. Baki waa mesha ugu waxa soo saarka badan xaga khudrada gabi ahaan Awdal oo dhan.

Magaalada Baki waxay ka tirsan tahay Degmada Baki.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo

Magaaloyaasha Gobolka Awdal Calanka Soomaaliya
Baki · Bon · Boorama · Dilla · Lughaya · Saylac