Jump to content

Waroodka Lughaya

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Degmada Lughaya)
Waroodka Lughaya
لوغایا ضلع

Lughaya District
Waroodka Lughaya لوغایا ضلع is located in Earth
Waroodka Lughaya لوغایا ضلع
Waroodka Lughaya
لوغایا ضلع
Meesha dhacdo Degmada Lughaya ee gobolka Awdal.
WadankaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolAwdal
CaasimadLughaya
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Waroodka Lughaya (Af Ingiriis : Lughaya District; Af Carabi : ar‎) waa fadhiga Degmada Lughaya ee dhaca Bariga wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada xeebta ah ee Lughaya.

Faallo

Maamulka Saylac & Lughaya, sida dowliga ah loo yaqaano Maamulka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya, (Af Ingiriis : State of Zeila & Lughaya of Somalia) ayaa maamula oo ka arimiya deegaanadan oo ku yaala waqooyigalbeed Soomaaliya.

Bulshada

Deegaanada hoosyimaada Degmada Lughaya waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 10,421 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 182,706. Sido kale waxaa Dagan ree Maxamad case oo ah Bahabar Muuse oo kala'ah Ali Madoobe, Madax Madoow, Akaraa, Adam Muuse. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada xeebta ah ee Lughaya. Magaalooyin kale ee ku hareersan ama xidhiidhka leeyihiin waxaa ka mid ah Saylac, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaalada Bulshada
Saylac 8,600
Lawyacado 1,600
Lughaya 1,501
Ceel Gaal 124
Cabdulqaadir (degmo) 567
Xariirad 678
Caasha Cado 421
Jidhi 249

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo