Lowyacado

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Lawyacado)
Jump to navigation Jump to search
Lawyacado
—  Magaalo  —
Lawyacado is located in Somalia
Lawyacado
Lawyacado
Meesha kaga taalo Soomaaliya.
Dhacdaa: 11°27′00″N 43°15′00″E / 11.45000°N 43.25000°E / 11.45000; 43.25000
Wadanka  Somalia
Gobolka Awdal
Degmo Degmada Saylac
Joogga 7 m (23 ft)
Tirada dadka
 • Guud ahaan 1,600
Saacad EAT (UTC+3)
Cimilo BWh

Lawyacado (Af-Ingiriis: Lawyoado; sidoo kale loo yaqaano Lowyacado) waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal ee wadanka Soomaaliya, maantase loo yaqaano Somaliland. Magaaladani waxay saaran tahay xadka Soomaaliya la wadaagto wadanka Djibouti. Maamulka dowlada magaalada Lawyacado waxay hoostegaan Degmada Saylac, taasi mararka qaar ka tirsan Maamulka Saylac & Lughaya.

Bulshada

Sida lagu ogaadey tirokoob madaxbanaan oo la sameeyay sanadkii 2012, magaalada Lawyacado waxaa ku si joogto ah ugu dhaqan dad bulsho ah oo gaadhaya ilaa 1,600. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha Gadabuursi iyo Beesha Ciise.

Guud ahaan, Lowyacado waa magaalo yar oo ku yaala xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti. Waxay leedahay dekedd yar iyo waxa uu ku yaalaa ee gobolka Salal ee Somaliland.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  • Horn of Africa Bulletin, Volume 12. Life & Peace Institute. 2000. p. 23. 
Degmooyinka Gobolka Awdal Calanka Soomaaliya
Baki  · Boorame  · Boon  · Bus  · Jirjir  · Jidhi  · Xariirad  · Xaliimaale  · Goronyocowl
Dilla  · Lughaya  · Saylac  · Cabdulqaadir  · Magaalo Cad  · Quljeed  · Fardolaguxidh  · Cali Xaydh  · Gobolka
Weeraar  · Garboraaxo  · Caasha Cado  · Kalabaydh  · Lowyacado  · Degmolaqas