Degmada Boorama

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Degmada Boorama

Borama District
Somalia, Awdal region, Borama District.png
Meesha dhacdo Degmada Boorama ee ka tirsan Gobolka Awdal.
Wadan  Somalia
Gobol Awdal
Caasimad Borama
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Degmada Borama (Af-Ingiriis: Borama District; Af-Carabi: بوراما ضلع), (sidoo kale loo yaqaano Degmada Borame) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya, maanta ka tirsan maamulgoboleedka Somaliland.[1] Maamulka iyo gacan kuheynta degmadan waxaa ku muransan maamulgoboleedka Awdalland, iyo dowlada ayadu ismagacaawdey, ee Somaliland, taasi oo u aqoonsan Degmada Boorama ineey ka mid tahay deegaanada maamulkaas ka taliyo.[2]

Degmada Boorama waxaa magaalo-madax u ah caasimada Boorama.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo