Kalabaydh

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Kalabayd waa magaalo ku taala gobolka gabilay ee jamuriyada somaliland . Waxay qiyastii 10 km galbeed ka xigtaa Magaalada Gabiley, 15 km na ka xigtaa koonfur magaalda ganacsiga ee Tog wajaale ee ku taal xuduuda u dhexeeysa jamuriyada Somaliland iyo Itoobiya. Kalabayd waxay ka mid tahay magaalooyinka ugu da'da weyn. Waa magaalo ku taal dhul beereed.magaaladaan waxee isku magac egyihiin magaalo kale oo la dhoho kalabaydh oo ku taala gobolka sool. Kalabadh waa magaalada labaad ee dhaqaalaha somaliland