Caasha Cado

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Caasha Cado
Asha Addo
—  Magaalo  —

Lua error in Module:Location_map at line 502: Unable to find the specified location map definition: "Module:Location map/data/Somalia" does not exist.Meesha kaga taalo Soomaaliya

Dhacdaa: 11°10′30″N 43°26′22″E / 11.17500°N 43.43944°E / 11.17500; 43.43944Isuduwe: 11°10′30″N 43°26′22″E / 11.17500°N 43.43944°E / 11.17500; 43.43944
Wadan Flag of Somalia.svg Soomaaliya
Gobol Awdal
Degmo Degmada Saylac
Joogga 18 m (59 ft)
Tirada dadka
 • Guud ahaan 421

Caasha Cado (Af-Ingiriis: Asha Addo) waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal, wadanka Soomaaliya. Magaaladani waxay ku taala deegaano ka tirsan banka Geriyaad ee dhexmara waqooyiga gobolkaasi. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay dhacdaa wadada iskuxidha magaalada Boorama iyo wadanka Djibouti. Magaalada Caasha Cado waxay 75 kilomitir u jirtaa magaalada Cabdulqaadir (degmo). Juquraafi ahaan magaaladan waxay ka tirsan tahay Degmada Saylac, waxay marar badan si toos ah u hoostegtaa Maamulka Saylac & Lughaya.


Bulshada

Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan oo Qaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Caasha Cado dhan tahay iaa 950 qof kuwaasi oo iskugu jira xoolo-dhaqato iyo ganacsato. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha Gadabuursi iyo tiro kooban oo Beesha Ciise ah.

Saylac & Lughaya State Map.png

Caasho Cado waa magaalo katirsan gobolka salal gaar waxay udhawdahay magaalada Saylac, magaaadani waa meel ganacsi waana magaalo caan ah waxaana marta baabuurta Jabuuti tagaysa iyo kuwa ka imanaya.

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaalada Bulshada
Saylac 8,600
Lawyacado 1,600
Lughaya 1,501
Ceel Gaal 124
Cabdulqaadir (degmo) 567
Xariirad 678
Caasha Cado 421
Jidhi 249

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo

Degmooyinka Gobolka Awdal Calanka Soomaaliya
Baki  · Boorame  · Boon  · Bus  · Jirjir  · Jidhi  · Xariirad  · Xaliimaale  · Goronyocowl
Dilla  · Lughaya  · Saylac  · Cabdulqaadir  · Magaalo Cad  · Quljeed  · Fardolaguxidh  · Cali Xaydh  · Gobolka
Weeraar  · Garboraaxo  · Caasha Cado  · Kalabaydh  · Lowyacado  · Degmolaqas