Jump to content

Maamulka Saylac & Lughaya

Ka Wikipedia
Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya
Heesta qaranka: Qolobaa Calankeed
Caasimadda
iyo Magaalada ugu weyn
Saylac
Luuqadaha rasmiga ah
Dawladda
 Madaxweyne
Mahad Abib Maxamuud
Aasaaskii
 Lagu dhawaaqay
2011
Bedka
 Wadarta
18,566 km2 (7,168 sq mi)
Dadka
 Qiyaastii 2015
270,858
SaacaddaUTC+3 (EAT)
Koodhka wicitaanka+252 (Soomaaliya)

Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya (Af Ingiriis : Zeila & Lughaya State) (sidoo kale loo yaqaano Saylac & Lughaya State, sida dowliga ah loo yaqaano Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya) waa maamulgoboleed dhaca waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya, kaasi oo dhinac ahaan ka tirsan dhulka maanta loo yaqaano Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.

Bulshada

degmada saylac iyo Lughaya
Astaanta Calanka
Calanyahow wacani
Caasimada Borama
Luuqada(ha) Looga hadlo Af-Soomaali
 -  gundhigo 2011 
Area
 -  Total 8,566 km² 
3,307 sq mi 
Cadadka Dadka
 -   qiyaas 45,675 
Lacagta somali shilling
Wakhtiga EAT 

Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 105,000. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.

Faallo

Maamulida iyo talada deegaanadan waxaa in badan isku heystay maamulka Somaliland, maamulgoboleedka federaalka ah ee Awdalland iyo qeybo kale oo dhamaantood sheegtay ineey si gaar ah u maamulaan deegaankaasi.[2][3]

Gobolka Saylac iyo Lughaya waa maamul goboleed ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya, waxa uuna ku yaalaa waqooyiga Soomaaliya. Magaalo madaxda gobolkaan waa Saylac.

Muuqaalo Taariikhi ah

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaalada Bulshada
Saylac8,600 Increase
Lawyacado1,600Increase
Lughaya1,501Increase
Ceel Gaal124Increase
Cabdulqaadir (degmo)567Increase
Xariirad678Increase
Caasha Cado421Increase
Jidhi249Increase

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. Districts of Somalia, Statoids
  2. Tyldesley, Hatchepsut, p.147
  3. Breasted & 1906-07, pp. 246–295, vol. 1.

Tixraac iyo Linkiyo

  • Administrative map of Zeila District
  • Horn of Africa Bulletin, Volume 12. Life & Peace Institute. 2000. p. 23.
Maamul Goboleedyada Soomaaliya Calanka Soomaaliya
Waqooyibari ·  · Puntland · Galmudug · Hirshabeelle · Koonfur Galbeed Soomaaliya · Jubaland
Maqaam gaar ah  Banaadir waa caasimadda Soomaaliya