U bood nuxurka

Qolobaa Calankeed

Ka Wikipedia
Qolobaa calankeed

National Heesta calanka Soomaaliya
EreyadaXuseen Aw-Faarax
LaxankaCabdullaahi Qarshe
Tusaale cod
Qolobaa calankeed

Qolobaa Calankeed waa heesta calanka Soomaaliya. Qoraagu waa Xuseen Aw-Faarax, Laxanka waxaa sameeyay Cabdullaahi Qarshe

sidoo kale fiiri : Soomaaliyeey toosoo
  • (𝄆)Qolobaa calankeedu,

waa ceynoo,(𝄇)

  • Innaga keenu waa,

Cirkoo kala ee,

  • aan caadna lahayn,

Ee caashaqaye.

  • (𝄆)Xiddigyahay caddi waad,

Naa ciidamisee, (𝄇)

  • Carradaa keligaa

adow curadee,

  • cadceedda sideeda,

caan noqo ee!

  • (𝄆) Cashadaad dhalataa

caloosheennee, (𝄇)

  • Sidii culaygii

cidaad marisee,

  • Allow ha ku celin,

"Cawooy!" dhahe ee

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Template:National anthems of Africa