Degmada Saylac

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Degmada Saylac

Zeila District
Flag of Zeila.gif
Flag
Somalia, Awdal region, Zeylac District.png
Meesha ay dhacdo degmada Saylac
Country  Somalia
Gobolka Maamulka Saylac & Lughaya
Magaalo-madax Saylac
Tirada dadka
 • Dhammaan 18,600
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)
Deegaanada hoosyimaada: Cabdulqaadir, Saylac, Lawyacado, Lughaya, Ceel Gaal, Xariirad, Caasha Cado, Jidhi.

Degmada Saylac (Af Ingiriis : Zeila District; Af carabi: زیلع ضلع) waa fadhiga degmada Maamulka Saylac & Lughaya ee dhaca waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya, dhulka maanta loo yaqaano Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.

Faallo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maamulka Saylac & Lughaya, sida dowliga ah loo yaqaano Maamulka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya, (Af Ingiriis : State of Zeila & Lughaya of Somalia) ayaa maamula oo ka arimiya deegaanadan oo ku yaala waqooyigalbeed Soomaaliya.

Bulshada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 105,000. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.

Saylac & Lughaya State Map.png

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Maamulka Saylac & Lughaya
Magaca magaalada Bulshada
Saylac 8,600
Lawyacado 1,600
Lughaya 1,501
Ceel Gaal 124
Cabdulqaadir (degmo) 567
Xariirad 678
Caasha Cado 421
Jidhi 249

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho Eng: Rashid mohamed Ali[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac iyo Linkiyo[wax ka badal | wax ka badal xogta]