Degmada Baki

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Baki

باکی
Somalia, Awdal region, Baki District.png
Meesha ay dhacdo Degmada Baki ee Gobolka Awdal.
Country  Somalia
gobol Awdal
Caasimada Baki
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Degmada Baki (Af carabi: باکی) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya, maanta ka tirsan maamulgoboleedka Somaliland.[1] Maamulka iyo gacan kuheynta degmadan waxaa ku muransan maamulgoboleedka Awdalland, iyo dowlada ayadu ismagacaawdey, ee Somaliland, taasi oo u aqoonsan Degmada Baki ineey ka mid tahay deegaanada maamulkaas ka taliyo.

Degmada Baki waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Baki.

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo