Waroodka Baki
Appearance
Waroodka Baki باکی | |
---|---|
Country | ![]() |
gobol | Awdal |
Caasimada | Baki |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Waroodka Baki (Af Carabi : ar) waa degmo ka tirsan gobolka Awdal ee briga wadanka Somaliland.[1]
Degmada Baki waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Baki.Baki waxa ay ahayd caasimadii hore ee gobolka awdal
waxayna ku caan tahay degmada Baki xoola dhaqashada beeraha iyo macdanta oo laga qoto [1]
waxaana degan ahaan kaso jeeda beelaha maxamed case Reer maxamed
Sidoo kale fiiri
Xigasho
- ↑ 1.0 1.1 Districts of Somalia, Statoids
Tixraac iyo Linkiyo
- Administrative map of Baki District
- Administrative map of Zeila District
- . Life & Peace Institute. p. 23. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)