Lowyacado

Ka Wikipedia
Lawyacado
Magaalo
Lawyacado is located in Somaliland
Lawyacado
Lawyacado
Location in Somaliland
Coordinates: 11°27′00″N 43°15′00″E / 11.45000°N 43.25000°E / 11.45000; 43.25000
WadankaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaAwdal
DegmoDegmada Saylac
Joogga
7 m (23 ft)
Tirada dadka
 • Dhammaan1,600
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
ClimateBWh

Lawyacado (Af Ingiriis : Lawyoado; sidoo kale loo yaqaano Lowyacado) waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal ee wadanka Somaliland. Magaaladani waxay saaran tahay xadka Somaliland la wadaagto wadanka Djibouti. Maamulka dowlada magaalada Lawyacado waxay hoostegaan Degmada Saylac.

Bulshada

Sida lagu ogaadey tirokoob madaxbanaan oo la sameeyay sanadkii 2012, magaalada Lawyacado waxaa ku si joogto ah ugu dhaqan dad bulsho ah oo gaadhaya ilaa 1,600. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda Beesha Gadabuursi iyo tiro kooban oo Beesha Ciise ah.

Guud ahaan, Lowyacado waa magaalo yar oo ku yaala xadka u dhexeeya Somaliland iyo Jabuuti. Waxay leedahay dekedd yar iyo waxa uu ku yaalaa ee gobolka Salal ee Somaliland.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  • . Life & Peace Institute. p. 23.  Maqan ama ebar |title= (caawin)