Jirjir

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Jirjir. Deegaanada hoostaga fiiri "Deegaanada Jirjir"
Jirjir
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
DalkaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaAwdal
DegmooyinkaJirjir
Tirada dadka
(2006)
 • Dhammaan7 000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Jirjir (carabi: جرجر) waa magaalo ku taala gobolka Awdal ee Jamhuriyada Somaliland. Magaaladani waxay dhacdaa 47 km waqooyi galbeed magaalo madaxda gobalka ee Boorama, waxayna aad ugu dhowdahay xadka wadanka Itoobiya, Magaaladan waxa deegaan ku ah beelwaynta Xeebjire. Magaalada Jirjir waxaa la aasaasay horaantii qarnigii labaatanaad in kastoo aanay korin magaaladu tan iyo wakhtiyadii ka dambeeyay dagaaladii sokeeye. Magaalada Jirjir waxaa ku hareerwareegsan dhul daaqsiimeed soo jiita xoolo badan oo iskugu jira duurjoog iyo dabjoog. Waxayna magaaladu aad ugu caan tahay beeraha dalaga kala duwan laga beero sida garowga, qamadiga, galeyda, liinta, muuska iyo noocyo badan oo kala duwan. Intaas waxaa dheer, magaalada Jirjir waxay ka mid tahay deegaanada aadka u koraya ee maalgeshiga iyo koboca xoowliga ah ka socdo, taasi oo soo jiidatay shacab badan oo ku dhaqan deegaankaasi.

Qoraalo la xidhiidha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]