Jump to content

Shilin Soomaali

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Somali shilling)
Shilin Soomaali
Kumi
10 senti
ISO 4217
KoodkaSOS (Tiro 706 (tiro: )
Qaybta hoose0.01
Cutubka
Wadartakumi iyo taano
AstaantaSOS
NaanaystaKumi
Noocyada qiimaha
Cutubka hoose
500/1000Lacag
Wadarta
LacagBoqol iyo koow
Astaanta
LacagSO
Naanaysta
Lacagshilin
Warqadaha lacagta
Inta badan la isticmaalo500 shilin
Mar dhif ah la isticmaaloKumi, Taano, Shilin, 5 shilin, 10 shilin, 20 shilin, 50 shilin
Shilimaadka
Inta badan la isticmaalo1000 shilin
Mar dhif ah la isticmaalo100 shilin
Dadka isticmaala
Taariikhda la soo saaray1976Bankigadhexe.so.gov
Isticmaalaha(yaasha)Somalia
Soo saarista
Bankiga dhexeBankiga dhexe ee somalia
WebsaytkaBankigadhexe.so.gov
Qiimaynta
Sicir-bararkasare
XigashoThe World Factbook, 2010 est.

Shillin Soomaali (Astaanta lacagta: Sh.So.; Af Ingiriis: Somali Shilling; Af Carabi: شلن صومالي; Af-Taliyaani: scellino; ISO 4217 code: SOS) waa lacagta lacagta rasmiga ah ee dowlada Jamhuuriyada Soomaaliya taasi oo laga isticmaalo dalka Soomaaliya, marka laga reebo gobolada Waqooyiga. Lacagta Shillin Soomaaliga waxaa loo sii kala qeybiyaa (loo jejebiya) 100 senti (English: cents, Af-Talyaani: centesimi).

Lacagta shilinka soomaaliga ah waxaa bangiga dhexe soo saartay taariikhda marka ee eheed 1962i.Markii hore waxaa la isticmaali jiray lacagta talyaaniga.


Shilinka soomaaliga (1 Taano) (1 Cent) Kumi (10 Cent) Nus Shilin (50 Cent) Lacagta shilinka soomaaliga ah waxee markeeda hore ka koobneed warqado iyo birar. Lacagta ugu yareed neh waxee eheed 5senti. Maanta soomaaliya lacagta ugu yar waa 1000 shilin.Sidii ee u dhacday dowladii dhexe, bangiga dhexe ee soomaaliya ma soo saarin lacag cusub, sidaas darteed ayaa lacagti tartiib tartiib uuga dhamaatay dalka.wixii ka danbeeyay 2000 waxaa dhacday in shilin soomaaliga lagu soo sameeyo dalka dibadiisa. lacagihii 20, 50 iyo 100 oo soomaaliya inteeda badan ka suushay xiligii ee dowladii siyaad barre dhacday ayaa wali laga sii isticmaalaayay magaalada burco oo kaliya ilaa 2011, waa markii laga joojiyay. Lacagtii ugu danbeesay oo soomaaliya ka dhacdo waxee eheed 500 oo soomaaliya oo dhan ka dhamaatay sanadihii 2000. shilimadii ay kamidka ahaayeen 5, 10 50, waxa la adeegsan jiray sanadihii 1976.Badanaa lacagta soomaaliga waxaa la sameeyay markii la qoray farta soomaaliga ka dib 1975.

Shilin Somali
10 Senti
5 Centisimi

Sidoo kale fiiri

Tixraac