Jump to content

Xawaalad

Ka Wikipedia
Lacago qalaad
Lacagta Soomaaliya

Xawaalad (Af Ingiriis : money transmitter, ama money transfer service; Af Carabi: حِوالة) (sidoo kale loo yaqaano "Xawilaad") waa meherad ka shaqaysa diritaanka iyo bixinta lacagta; taasi oo u adeegta bulshoweynaha caalamka.[1] Xawilaada lacagta waa ganacsi weyn oo ka jira dhamaan wadanada caalamka. Wadanka Soomaaliya waxaa caanka aha xawilaadaha u adeega bulshada kuwaasi oo ukala safriya lacagta meel ilaa meel kale.[2]

Dunida casriga ah maanta iyo shalay waa been, xawaaladuhu waxay isticmaalaan barta internetka si adeegooda u fududeeyaan.[3]

Dahabshiil waxay ka mid tahay xawaaladaha Soomaalida

Sida caadiga ah, nidaamka xawaaladuhu wuxuu caan ka yahay Geeska Afrika, Bariga Dhexe, Waqooyiga Afrika, iyo meelo ka mid ah Hindiya.[4]

Adeega xawaaladaha waxaa ka mid ah dirista iyo bixinta lacagta, keydinta lacagaha, maalgelinta, amaahinta iyo noocyo kale oo adeeg la xidhiidha lacagta ah.

Xawaadaha Soomaaliya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  • Taaj
  • Dahabshiil
  • Xawaalada Hodan
  • Xawaalada Kaah
  • Xawaalada Amaano
  • Xawaalada towfiiq
  • iyo kuwo kale oo badan

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Illinois Compiled Statutes -FINANCIAL REGULATION Transmitters of Money Act". January 1, 1995.
  2. "FinCEN - Am I an MSB". Archived from the original on June 6, 2013. Retrieved June 3, 2013. {{cite web}}: Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. "18 UCS § 1960". Retrieved May 20, 2014.
  4. Thompson, Edwina (September 2013). SAFER CORRIDORS RAPID ASSESSMENT - Somalia and UK banking (PDF). HM Government. p. 5. Retrieved 14 May 2016.