Xaafuun

Ka Wikipedia
Xaafuun

Xaafuun ama Raas Xaafuun (Af-Taliyaani Dante) waa degmo ku taalo gobolka Bari ee woqooyiga Soomaaliya.Degmadaan waxaa degan dad lagu qiyaaso 5000 oo qof.waxeyna ku taalaa jasiirad dhuleedka gobolka bari.Waa degmo xeebeed.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tariikhda degmada Jasiirada u eg ee Xaafuun, tariikhdeedu waxay dib ugu laabanaysaa, taariikh hore oo garaysaa ilaa 1000 sano ka hor dhalashadii nebi Ciise. Xaafuun waa jasiirad u eke kamid ah degaanada puntland