Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya
Muuqaal
|
|
|---|
|
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya (Af Ingiriis: Prime Minister of Somalia) waa madaxa dowlada wadanka Soomaaliya. Tan ilaa 1956dii, markii la aasaasay xafiiska Ra'isal Wasaaraha, waxaa wadanka Soomaaliya ra'isal wasaare ka noqdey 23 qof oo iska dambeeyay xilka. Qofkii ugu horeeyay ee xilka qabta wuxuu ahaa Cabdullahi Ciise Maxamuud kaasi oo talada hayay wakhti ka horeysay Xornimadii Soomaaliya. Maanta waxaa xafiiska ra'isal wasaaraha Dawladda federaalka Soomaaliya ku fadhiya Hamza Abdi Barre,[1] kaasi oo soo magacaabay Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed "Farmaajo".
List
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| # | Name | Portrait | Election | Took office | Left office | Political party |
|---|---|---|---|---|---|---|
| 1 | Cabdullaahi Ciise | 1956 1959 |
29 February 1956 | 1 July 1960 | SYL | |
| 2 | Maxamed Cigaal | — | 1 July 1960 | 12 July 1960 | SYL | |
| 3 | Cabdirashiid Sharmaarke | — | 12 July 1960 | 14 June 1964 | SYL | |
| 4 | Abdirizak Haji Hussein | 1964 | 14 June 1964 | 15 July 1967 | SYL | |
| 5 | Maxamed Cigaal | 1969 | 15 July 1967 | 21 October 1969 (Deposed) |
SYL | |
| Post Abolished (21 October 1969 – 1 February 1987) | ||||||
| 6 | Maxamed Samatar | — | 1 February 1987 | 3 September 1990 | SRSP | |
| 7 | Cabdullaahi Ciise | ![]() |
— | 3 September 1990 | 24 January 1991 (Deposed) |
SRSP |
| 8 | Cumar Ghalib[2] | — | 24 January 1991 | May 1993 (De facto to 3 January 1997)[2] |
USC | |
| Vacant (May 1993–8 October 2000)[2] | ||||||
| 9 | Cali Galayr | — | 8 October 2000 | 28 October 2001 | Independent | |
| 10 | Osman Jama Ali |
![]() |
— | 28 October 2001 | 12 November 2001 | Independent |
| 11 | Xasan Abshir | — | 12 November 2001 | 8 December 2003 | Independent | |
| 12 | Muhammad Abdi Yusuf | ![]() |
— | 8 December 2003 | 23 December 2004 | Independent |
| 13 | Cali Geedi | — | 23 December 2004 | 30 October 2007 (Resigned) |
Independent | |
| 14 | Salim Aliyow Ibrow |
![]() |
— | 30 October 2007 | 24 November 2007 | Independent |
| 15 | Nur Hassan Hussein | — | 24 November 2007 | 14 February 2009 | Independent | |
| 16 | Cumar Sharmaarke | — | 14 February 2009 | 24 September 2010 | Independent | |
| 17 | Cabdiwaxid Goonjeex |
![]() |
— | 24 September 2010 | 1 November 2010 | Independent |
| 18 | Maxamed Cabdulaahi Farmaajo | — | 1 November 2010 | 19 June 2011 | Independent | |
| 19 | Cabdiweli Gaas | — | 19 June 2011 | 20 August 2012 | Independent | |
| 19 | Cabdiweli Gaas |
— | 20 August 2012 | 17 October 2012 | Independent | |
| 20 | Cabdi Shirdoon | — | 17 October 2012 | 21 December 2013 | Independent | |
| 21 | Cabdiweli Sheekh | — | 21 December 2013 | 24 December 2014 | Independent | |
| 22 | Cumar Sharmaarke | — | 24 December 2014 | 1 March 2017 | Independent | |
| 23 | Hassan Ali Khayre | — | 1 March 2017 | 25 July 2020 | Independent | |
| 24 | Mahdi Guuleed | 25 July 2020 | 23 September 2020 | Independent | ||
| 25 | Maxamed Rooble | 23 September 2020 | 26 June 2022 | Independent | ||
| 26 | Xamse cabdi barre | 26 June 2022 | Current | Independent | ||
| 27 | Salah Ahmed Jama | Not a prime minister | 6 January 2025 | Incumbent | Independent | |
Sawiro Ra'iisal Wasaarayaasha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]waxaa jira xog intaan kabadan oo ay Soomaaliya leedahay
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ The first Prime Minister was Abdullahi Issa Mohamud, who served prior to independence in the Trust Territory of Somaliland. The incumbent Prime Minister of the Federal Republic of Somalia is Hamza Abdi Barre.
- 1 2 3 From November 1991 to 2000, there was no recognized central government. The southern part of the country was controlled by different faction leaders; notably General Mohamed Farrah Aidid, who claimed to be President from 15 June 1995 to his death on 1 August 1996, followed by his son Hussein Farrah Aidid from 4 August 1996 to 20 March 1998. Decentralization took place in other areas, characterized by a return to customary and religious law in many places as well as the establishment of autonomous regional governments in the northern part of the country.
