Mahdi Maxamed Guuleed
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Mahdi Guleid)
Mudane Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar" "مهدي محمد جوليد "خضر | |
|---|---|
Mahdi 2020 | |
| Ku-simaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya[1] | |
| xafiiska la wareegay 25 Luulyo 2020 | |
| Madaxweyne | Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
| ka horeeyay | Xasan Cali Khayre |
| Ra'iisul waraarahe ku xigeenka 19aad | |
| Xafiiska 21 Maarso 2017 – 25 Luuliyo 2020 | |
| Madaxweyne | Maxamed Cabdulaahi Maxamed |
| Raiisel wasaare | Xasan Cali Khayre |
| ka horeeyay | Maxamed Cumar Carte[2] |
| Faahfaahin shaqsiyadeed | |
| Dhashay | Mahdi Maxamed Guuleed Awaare, Itoobiya |
| Xisbiga | Madaxbannaaan |
| Ciyaalka | 7 |
| Degenaansho | Muqdisho, Soomaaliya |
| Waxbarasho | University of London |
| Abaalmarinta | 2 |
Mahdi Maxamed Guleed "Khadar" (Af Ingiriis : Mahdi Mohammed Gulaid "Khadar"; Af Carabi: مهدي محمد جوليد خضر) waxa uu ahaa ku-simaha Ahna Raysal wasaaraha Waqti xaadirkan Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaasi oo horey u ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeen wakhtiyadii udhexeeyay 21 Maarso 2017 ilaa 25 Luulyo 2020.[3]
Khadar farogelin muu ka yeelin arrimaha Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Mahdi maxamed guuleed wuxuu ka soo jeeda beesha ugu balaadhan isaaq ee Ciidagale Mahdi guuleed waa Raysal wasaaraha waqti xaadirkan sii hayaha ah. Waana nin aad u firfircoon karti badan wax qabadkiisu Aad u cad yahay Soomali oo dhana jeceshahay
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Somali President appoints caretaker Prime Minister after Ali Khaire's ouster". CGTN. Retrieved July 25, 2020.
- ↑ "Prime minister Omar announces 66 cabinet members". Archived from the original on Bisha Saddexaad 23, 2016. Retrieved July 25, 2020.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Somali president appoints new acting prime minister". Archived from the original on Bisha Todobaad 25, 2020. Retrieved July 25, 2020.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)