Mahdi Maxamed Guuleed

Ka Wikipedia
Mudane

Mahdi Maxamed Guuleed "Khadar"
"مهدي محمد جوليد "خضر
Prime minister mahdi gulaidh khadar.jpg
Mahdi 2020
Ku-simaha Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya[1]
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
xafiiska la wareegay
25 Luulyo 2020
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed
ka horeeyay Xasan Cali Khayre
Ra'iisul waraarahe ku xigeenka 19aad
[[ Ambassador to Template:CountryPrefixThe]]
Xafiiska
21 Maarso 2017 – 25 Luuliyo 2020
Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Maxamed
Raiisel wasaare Xasan Cali Khayre
ka horeeyay Maxamed Cumar Carte[2]
Faahfaahin shaqsiyadeed
Dhashay
Mahdi Maxamed Guuleed

Awaare, Itoobiya
Xisbiga Madaxbannaaan
Ciyaalka 7
Degenaansho Muqdisho, Soomaaliya
Waxbarasho University of London
Abaalmarinta 2

Mahdi Maxamed Guleed "Khadar" (Af Ingiriis : Mahdi Mohammed Gulaid "Khadar"; Af Carabi : ar‎) waxa uu ahaa ku-simaha Ahna Raysal wasaaraha Waqti xaadirkan Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya kaasi oo horey u ahaa Ra'iisul wasaare ku xigeen wakhtiyadii udhexeeyay 21 Maarso 2017 ilaa 25 Luulyo 2020.[3]

Khadar farogelin muu ka yeelin arrimaha Dhulka muransan (Waqooyiga Soomaaliya)

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Mahdi maxamed guuleed wuxuu ka soo jeeda beesha ugu balaadhan isaaq ee Ciidagale Mahdi guuleed waa Raysal wasaaraha waqti xaadirkan sii hayaha ah. Waana nin aad u firfircoon karti badan wax qabadkiisu Aad u cad yahay Soomali oo dhana jeceshahay

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]