U bood nuxurka

Cumar Sharmaarke

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
Cumar Sharmaarke
13th Raiisul wasaaraha Soomaaliya
Xilka haaya
24 Diseembar 2014 – 1 Maarso 2017
MadaxweyneXasan Sheekh Maxamuud
Maxamed Cabdulaahi Maxamed
Waxaa ka horreeyeyCabdiweli Sheekh Axmed
Waxaa ku xigayXasan Cali Khayre
Xilka haaya
14 Feebaraayo 2009 – 21 Sebtembar 2010
MadaxweyneShiikh Shariif Shiikh Axmad
Waxaa ka horreeyeyNuur Xasan Xuseen
Waxaa ku xigayCabdiwaaxid Cilmi Goonjeex (kumeel gaar)
Faahfaahinta shakhsiga ah
Dhashay (1960-06-18) 18 June 1960 (Da’da  66)
Xisbigaka madax banaan
Jaamacaddii u ka qalin jabiyayJaamacada Carleton
SaxiixaFile:Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke signature.svg

Cumar Sharmaarke (dhashay 18 juun 1960) soomaaliyeed

wuxuu ahaa Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Laga soo bilaabo 2009 illaa 2010. Waxa uu markii dambe si kooban u adeegay danjiraha Soomaaliya u fadhiya Maraykanka sanadkii 2014. waxaa mar kale loo magacaabay Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Bishii December 2014. Muddadiisu waxay dhammaatay 1-dii Maarso 2017 waxaana beddalay Mudane prof Cabdi wali Cali gaas .[1]

Noloshiisa shaqsiyadeed

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Sharmarke wuxuu ku dhashay magaalada Muqdisho 1960-kii , oo ku taala koonfurta-bari ee gobolka Banaadir ee Soomaaliya. [2] Waa wiilka Madaxweynihii hore ee labaad iyo Raiiselwasaarihii ugu horreeyay ee Soomaaliya, Cabdirashiid Cali Sharmaarke ,

wuxuu wax ku bartay Jaamacadda Carleton ee Ottawa , halkaas oo uu ku soo qaatay darajo cilmiga siyaasada iyo dhaqaalaha siyaasadeed . In kasta oo qoyskiisu ee degenyihiin gobolka Virginia ee dalka Mareykanka , wuxuu haystaa dhalashada Soomaaliya iyo Kanada labadaba .

  1. ↑ News, ABC. "Somalia's new president appoints prime minister". ABC News (in Ingiriisi). Retrieved 2017-02-23. {{cite news}}: |last= has generic name (help)
  2. ↑ "Somali President appoints new prime minister". Africa Review. 17 December 2014. Archived from the original on 18 Bisha Laba iyo Tobnaad 2014. Retrieved 18 December 2014. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)