Ottawa

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ottawa

Ottawa (Af-Carabi: أوتاوا) (sida saxda loo yaqaano Caasimada Ottawa) waa magaalo madaxda dalka Kanada. Magaalada lafteedu waxay leedahay dad ah 934,243, balse ay ku jiraan magaalooyinka ku hareereysan, waxaa ku nool dad gaaraya 1,323,783.[1][2]

  1. http://www12.statcan.gc.ca/census-recensement/2016/dp-pd/prof/details/page.cfm?Lang=E&Geo1=CSD&Code1=3506008&Geo2=CD&Code2=3506&Data=Count&SearchText=Ottawa&SearchType=Begins&SearchPR=01&B1=All&TABID=1
  2. http://www12.statcan.gc.ca/census-recensement/2016/dp-pd/prof/details/page.cfm?Lang=E&Geo1=CMACA&Code1=505&Geo2=PR&Code2=35&Data=Count&SearchText=Ottawa&SearchType=Begins&SearchPR=01&B1=All&TABID=1