Jump to content

Cabdiwaxid Goonjeex

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Cabdiwaaxid Goonjeex)
Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex
عبدالواحد عبدي علمي غونجاه
Raiisul wasaaraha Soomaaliya
Acting
Xafiiska
24 Sebtembar 2010  31 Oktobar 2010
MadaxweyneShiikh Shariif Shiikh Axmad
ka horeeyayCumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke
Ku xigayMaxamed Cabdulaahi Maxamed Current position =Senator ka tirsan aqalka sare ee dowladda Soomaaliya
Faahfaahin shaqsiyadeed
DhashayDusamareeb galgaduud soomaaliya
XisbigaDowlada Federalka Ku Meel Gaarka ah

Cabdiwaaxid Cilmi Goonjeex oo loo yaqaan Cadiwaaxid Goonjeex , [1] waa siyaasi soomaali ah. Wuxuu hadda yahay Senator ka tirsan aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ee matalaya gobolka Galguduud, degmada Caabudwaaq. Laga soo bilaabo bishii Sebtembar ilaa Oktoobar 2010, wuxuu ahaa ku simaha Raiisul Wasaaraha Soomaaliya , jagadii uu ka dhaxlay Cumar C / rashiid Cali Sharmarke .[2][3] Kahor magacaabistiisa, Goonjeex wuxuu ahaan jiray Ku Xigeenka Ra'iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Gaadiidka dowlada federaalka.[4]

Bartamihii sanadkii 2012, Goonjeex wuxuu isu soo sharaxay inuu yahay murashax doorashadii madaxtinimada Soomaaliya ee 2012.[5]




  1. http://sunatimes.com/articles/445/SomaliaSharmarke-Hands-Over-to-Acting-Prime-Minister
  2. Rulers – Prime Minister of Somalia – Abdiwahid Elmi Gonjeh
  3. Somali interim PM hails changes in gov't as "historic"
  4. "Somalia: President appoints acting PM". Africa News. 22 September 2010. Archived from the original on 8 January 2012. Retrieved 13 June 2012.
  5. "Somalia's presidential vote". AFP. 10 September 2012. Retrieved 10 September 2012.