Jump to content

Doorashada Baarlamaanka Soomaaliya, 1969

Ka Wikipedia

Doorashada Baarlamaanka waxay ka dhacday Soomaaliya 26 Maarso 1969. Waxaana ka qabgalay 64 xisbiyo siyaasadeen, qayba kamid ah xisbiyadaas waxaa la aasaaasay doorashada inta aaneey dhicin.[1] Natiijooyinka doorashada waxaa ku soo baxay [[SYL], iyagoo helay 73 baarlmaankuna uu ka koobnaa 123 Kursi. Wadarta, 27 xisbi ayaa helay, laakiin wax yar uun kadib doorashada, qaybo badan oo ka mid ah xildhibanada xisbiyada yeryer waxay ku biireen SYL. Markaas SYL Waxay heshay 109 kursi dhamaankii bishii Maajo, waxaa kaloo la si jirta iyagoo gacan ka helayey xisbiga SNC. taasna, waxay dhalisay, in ay fursad uhelaan SYL kalsoonida 120 ee 123 kursi.[2]

Xisbi Codad % Kursi +/–
Somali Youth League260,04633.2473+4
Somali National Congress77,3399.8911–11
Somali Democratic Union46,0645.892–13
Popular Movement for Democratic Action42,6295.452Cusub
Somali African National Union42,0065.436+1
Somali Socialist Party31,0583.972Cusub
Somali Independent Constitutional Party27,6813.548–1
Liberal Party of Young Somalis25,6393.283+2
Revolutionary Socialist Workers Party16,7422.141Cusub
United Somali Party13,9421.780–1
Ururka Dadka Dalka13,5431.731Cusub
Somali National Solidarity Party12,2691.571Cusub
Somali People's Movement Party8,5311.092Cusub
Somali United Party7,9231.011Cusub
Muslim Democratic Party6,6550.851Cusb
Somali Republican party6,2400.800–1
Ubah Party5,9120.761Cusub
Somali National League5,4040.6910
All Somali Association5,3950.691Cusub
Somali Danwadag Union Party5,3890.691Cusb
Somali Labour Party5,1220.651Cusb
Progressive Socialist Union4,4260.571Cusub
Organisation of Somali Unity4,3530.561Cusub
Somali National Movement4,2900.550–1
Worker's and People's Democratic Party3,5240.451Cusb
Somali National Union Manifesto2,9080.371Cusub
Somali Amalgamation Party2,8700.371Cusub
Partito Guistizia e Liberta2,3050.291Cusb
Somali Democratic Party2,2930.291Cusub
Axsaabta kale (34)86,26510.900
Aan wanaagsanayn/Si xun loo codeeyey97,320
Wadarta879,5541001230
Source: Isbahaysigii Baarlamaanka
  1. Soomaaliya Isbahaysigii xildhibaanada Soomaaliya
  2. Doorashooyinkii ka dhacay Soomaaliya Kaydka doorashooyinka ka dhaca afrika