Dhulka Biritishka ee Somaliland

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Dhulka Biritishka ee Soomaaliya)

Coordinates: 9°33′N 44°4′E / 9.550°N 44.067°E / 9.550; 44.067

British Somaliland Protectorate
Maxmiyada Biritish Somaliland
Heesta qaranka: "God Save the Queen"
Location of Dhulka Biritishka ee Somaliland
Magaalo madaxHargeisa
Lacagta Rupee
(1884–1941)
East African shilling
(1941–1962)

British Somaliland Protectorate ama (Maxmiyada Ingiriis ee Somaliland Af Carabi : ar‎) waxa ay ahayd dawlada kuxigeenka ee Xeebta Soomaaliyeed ee Masar. Waa na mustacmarad hore oo katirsanayd Midowga boqortooyada Britan waxa ay kutaalay Geeska Afrika. Kadib markii ay madax banaanideeda qaadatay waxa ay lamidawday somalilada qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray. Gobolkani wuxuu madaxbanaanida ka qaatey gumeystihii Ingiriiska 26 Juun 1960kii maalintaasi oo ah Maalinta Xoriyada Somaliland

Ilaalinta Xeebta Soomaalidda ee Ingiriis

Heshiiskii gumeysiga
Xuduudkii Ingiriiska iyo Daraawiishta

Qarniyadii dhexe waxa ay ahayd boqortooyo awood aad usaraysa leh oo la odhan jiray Saldanadii Cadal bilawgii qarnigii 19aad ayay ingiriisku qabsadeen xeebaha wadankan.laakiin ingiriisku si fiican gacanta ugumaydhigin ilaa ay kala wareegeen masar oo markaas gacanta kuhaysa dagaalkii labaad ee dunida waxa Dhulka Biritishka ee Soomaaliya ay gacanta u gashay ciidamada taliyaaniga ilaa ingiriisku ay markale dib u qabsadeen.waxa ay madaxbanaanida qaadatay 26-06-1960 maalmo kadib waxa ay lamidawday dadka somaliyeed qaybtii taliyaanigu gumaysan jiray sanadii. 1991 waxa ay dib ulasoo noqotay madaxbanaanideeda (Eeg Somaliland)

Xigasho

Sidoo kale fiiri

Tixraac