God Save the Queen

Ka Wikipedia

God Save The Queen hees wadani ah oo ingiriis ah oo ah qoraa aan la aqoon taas oo ah heesta qaranka ee Boqortooyada Ingiriiska iyo heesta boqornimada ee gumaystihii hore.