Laas Geel

Ka Wikipedia
Laas geel
Lo 'gees dheer leh iyo farshaxanno kale oo dhagax ah oo ku dhex yaal dhismaha godka.
Map showing the location of Laas geel
Map showing the location of Laas geel
LocationHargeisa, Maroodi Jeex, Somaliland
Coordinates9°46′51.28″N 44°26′37.11″E / 9.7809111°N 44.4436417°E / 9.7809111; 44.4436417Coordinates: 9°46′51.28″N 44°26′37.11″E / 9.7809111°N 44.4436417°E / 9.7809111; 44.4436417
Discovery2002
AccessGoob bulsho

Laas Geel waa goob taariikhi ah oo ilaa hada ay kamuuqdaan qoraaladii iyo sawiradii lagu sawiray ka hor taariikhda.waxa ay magaaladani kutaalaa duleedka magaalda caasimada ah ee Hargaysa. waxaa lagu qiyaasaa in sawirada iyo waxayaabaha taariikhiga ah ee yaala magaalada Las geel ay yihiin ilaa 10.000 oo sano ka hor dhalashaddii Ciise.

Hordhac

Dhagax ku xusan farshaxankii hore oo laga helay Laas Geel.

Dhulka Soomaaliya waxaa uu ahaa mid dadku degan yihiin inka badan 10,000 sano Ciise Hortii, wakhtigaasi oo dadku intooda u badan ahaayeen duurgaleen dhaqda beeraha iyo xoolaha.[1] Sidaasi ay tahay waxaa jirtay xadaar tartiib isku soo taraysay; oo waxaa la sheegay in dadkaasi ay lahaayeen xidhiidhyo ganacsi xoolaha iyo dhirta ah; iyo weliba cilaaqaad xog dheer oo ku salaysan maamul iyo horumar.[2]

Si kastaba ha ahaatee, xadaaradihii ugu horeeyay waxaa ka mid ah farshaxanka, beeraha, xoolo-dhaqashada iyo maamulo yaryar oo ku salaysan beelo ama deegaan. Deegaanka Laas Geel oo ah meel u dhow magaalada Hargeysa, waqooyigalbeed Soomaaliya waxaa uu ka mid yahay taariikhda qadiimiga ah, waxaana lagu qiyaasay in uu farshaxankaasi jiro ilaa 5,000 sano.[3]

Sawiro

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac

  1. Peter Robertshaw. J. Currey. p. 105. ISBN 978-0-435-08041-9 http://www.google.com/books?id=VuEZAAAAYAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. S. A. Brandt. World Archaeology. 20 (1): 40–56. JSTOR 124524. PMID 16470993. doi:10.1080/00438243.1988.9980055.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Bakano, Otto (April 24, 2011). "Nuqul Archive". AFP. Waxaa laga kaydiyay the original 30 Bisha Afraad 2011. Soo qaatay 11 May 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)