Baarlamaanka Somaliland

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Qodobadaan waa kuwa ka mid ah Tixda:
Siyaasadda iyo Xukunka
Somaliland
 

Baarlamaanka Jamhuuriyada Somaliland (Af-Ingiriis: Parliament of Somaliland; Af-Carabi: أرض الصومال برلمان) waa golaha baarlamaanka ee Jamhuuriyada Somaliland. Sida caadiga ah, golaha baarlamaanka Somaliland waxaa loo qeybiyaa labo golle oo kala ah:

Labada gole oo u wada shaqeeya si toos ah ayaa waxay leeyihiin 82 xubnood iyo gudoon u gaar ah mid kasta. Golaha Wakiilada waxaa gudoomiye u ah Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi "Cirro", kaasi oo ah gudoonkii ugu horeeyay ee shacab doorto tan iyo la soo noqoshadii xoriyada Somaliland.[1]

Faalo

Wakhti xaadirkan dowlada Somaliland waxay qorshaynaysaa in doorasho baarlamaan dhacdo Maarso 27, 2017 taasi oo sida qorshuhu yahay la rabo in lagu bedelo golaha wakiilada hada kuwaasi oo kursiga ku fadhiyay tan ilaa sanadkii 2005ta.

Golaha Baarlamaanka Somaliland

Dhinaca kale waxa golahu ka koobantahay 82 Xubnood waxa ladoortaa Shantii sanaba mar iyda oo uu shacabku si xora xubnihiisa wakiilada u doorto. Baarlamaanka somaliland waa xubin muhima oo kamida dawlada SomalilandGudoomiyaha Barlaamnka somaliland ee xiligana waa mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Oo katirsan Xisbiga Cusub Ee Wadani.

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Somalia: Parliament Votes to Attend Conference in London". Garowe Online. 02-05-2012. Retrieved 20 July 2012.  Check date values in: |date= (help)