Xidhiidhka Dibada ee Somaliland
|
Xidhiidhka Dibada ee Somaliland Waa mid aad iyo aad u fiican oo ku xidhan kala danbayn iyo saaxiibtinimo. Dawlada Somaliland waxa ay Xidhiidh la leedaha dawlado badan oo caalmka katirsan in kasta oo aysan wax Ictiraafa wali helin hadana waxa ay mutaysatay in ay samaysato saaxiibtinimo qadarin mudan.
Wasaarada Arimaha dibada Ee Somaliland waxa ay dublumaasiyiin iyo Safiiro joogto ah ku leedahay dawlado badan oo caalmk akatirsan. Dawlada Somaliland waxa ay Xidhiidh gaar ah oo aad iyo aad u fiican la leedaha sida wadamada Midawga Yurub, Jaamcada carabta, Ururka Midawga Afrika, iyo Hay'ado iyo ururo dulumaasiyadeed oo aad ubadan. Taywan waxay u aqoonsan tahay Somaliland inay tahay wadan madaxbanaan.[1]
Xafiisyada wakiillada diblomaasiyadeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Safaarad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Laga bilaabo Juun 2026, Somaliland waxay furtay hal safaarad, taas oo ku taal Israa'iil.[2]
Safaaraddani waxay ku taal magaalada soo socota:
Qaar kamida wadmada Xidhiidhka ay lawadaagto
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Somaliland waxaay xidhiidh saaxiibtinimo oo soojireena la wadaagtaa wadamo badan oo caalamka kamida sida:

Khariidadda xafiisyada wakiillada Somaliland SomalilandDalalka martigeliya safaaradda SomalilandDalalka martigeliya xafiiska wakiilka Somaliland
Itoobiya[3] 1-dii Janaayo 2024, Itoobiya iyo Somaliland waxay kala saxiixdeen heshiis is-afgarad ah oo Itoobiya siinaya marin-u-helidda Badda Cas oo ay marto dekedda Berbera si ay u hesho aqoonsi macquul ah..
Midowga boqortooyada Britan[4]
Faransiiska
Koonfur Afrika
Iswiidhan
Taywan[5]
Taliyaani
Maraykanka
Jabuuti
Kenya
Baasaaboorka Somaliland
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Somaliland waxa ay leedahay baasaaboor lagu tago meelo badan oo caalamka kamida, waxaana ka mida wadamada lagu tagi karo Itoobiya, Midowga boqortooyada Britan, Jabuuti, Taywan, etc.
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ "Outflanked by China in Africa, Taiwan Eyes Unrecognised Somaliland". The New York Times (in Ingiriisi). Retrieved 1 July 2020.
- ↑ "Somaliland oo furtay safaarad ku taal Qudus ka dib markii Israa'iil ay aqoonsatay madax-bannaanideeda". BBC. 16 Juun 2026. Retrieved 17 Juun 2026.
- ↑ https://web.archive.org/web/20100327105631/http://www.somalilandgov.com/contacts.htm. Archived from the original on 2010-03-27. Retrieved 2020-07-05.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Somaliland Mission UK Archived Agoosto 9, 2025 // Wayback Machine Retrieved 2020-06-25.
- ↑ "我國宣布將與索馬利蘭共和國互設代表處". 中華民國外交部 (in Shiinaha (Taywaan)). Retrieved 1 July 2020.
