Gasiirada Saacadiin
Jump to navigation
Jump to search
![]() | |
Juquraafi | |
---|---|
Meesha | Somaliland |
Xidhiidhiye | From 11°29.5′N 43°17′E / 11.4917°N 43.283°E to 11°21′N 43°28′E / 11.350°N 43.467°E |
Deegaanka | Saylac agagaarkeed |
Tirada gasiirado | 6 |
Gasiiradaha ugu wayn | Saacadiin, Ceebaad, Aibat |
Maamulka | |
Bulshada | < |
Gasiirada Saacadiin, Gasiirada Sacad-Din (Carabi: سعد الدين إد جزر, Ingiriis: Sa'ad Din Island) sidoo kale loo yaqaan gasiiradaha Sacaada-Diin waa gasiirad ku dhex taala biyaha gacanka Cadmeed ee Bada Cas taasi oo 7 km u jirta magaalada taariikhiga ah ee Saylac. Gasiirada Saacadiin waa mid aad u balaadh oo lagu qiyaasey 12 km isku wareeg ah (12 km²).