U bood nuxurka

Iskushuban

Ka Wikipedia

Qoraalka madaxa hore

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Iskushuban waa degmo ku taalo Gobolka Bari ee woqooyi-bari Soomaaliya.

Degmadaan waxaa degan dad ka badan 15000. qof. Waa Magaalo Taariikhiya , waxay leedahay dhul-beereed aad cajiib u ah iyo biyo dabiici ah oo alle ku manaystay Waxaa Ku Badan dhirta loo yaqaan timirta , wa meel ku haboon dalxiiska oo ad uqurux badan.sidoo kale degmadani waaa meel ku fiican dalxiiska

Degmadan waxaa degan Beelaha Harti khaasatan Maxamed Harti (majerteen) Axmed Harti (moorcase) [https://so.wikipedia.org/wiki/Mooracase 1]

  1. Mooracase - Wikipedia
Cillad tixraac: Calaamadaha <ref> ayaa jira koox la magacaabay "https://so.wikipedia.org/wiki/Mooracase", laakiin lama helin calaamadda u dhiganta <references group="https://so.wikipedia.org/wiki/Mooracase"/>.