Tisjiic

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Tisjiic/Tishiic

تيسجي
Dalka

 Somalia

Gobolka Bari
Magaalo Boosaaso
Dowlada
 • Nuuca Magaalo
Aag saacadeed UTC+3 (EAT)

Tisjiic(Af Ingiriis : Tisjiic) (Af carabi: تيسجي ), Waa Tuulo ka tirsan gobolka Bari Waxay 90 Kiilomitir u jirtaa Magaalada Boosaaso. Waxay u jirtaa laamiga qiyaastii ilaa 40 Kilomitir. Magaalada Tisjiic waxay ka kooban tahay labo qaybood oo la kala yiraahdo Tisjiic Sare iyo Tisjiic Hoose. Labada qaybdood ee Magaalada ayaa isu jira qiyaastii ilaa 3 kilomitir.

Waxbarasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tisjiic waxaa ku yaaala labo iskuul Hoose Dhexe iyo Dugsiyo Quraanka Kariimka ah lagu barto. Sanadii 2019 ayaa Ardayda Fasalka 8-aad u fariisteen Imtixaanka Shahaadiga (Centerlized Exam) ee Wasaarada Waxbarashada Puntland qaado. Tisjiic waxay leedahay hanaan waxbarasho oo koroya arintaas oo ay udub-dhexaad u yihiin bulshada deegaanka ee waalidiinta iyo waxgaradku ugu horeeyaan.

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Deegankan waxaa la asaasay 1920. Wuxuu horaantii ahaa ceel ma'awi ah oo laga cabo gu'u iyo jiilaalba. Sanadkii 1920 ayaa markii ugu horeysay la deegaameeyay. Tisjiic waa magaalo ballaaran hada bulsho ahaana koreysa. Deegaanka waxaa degan Beesha Dishiishe ee ka mid ka ah beelaha Daaroodka.

juquraafiga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

External Links[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tisjiic, Gobolka Bari