Carmo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Carmo waa degmo ku taalo Gobol Bari ee dhinaca waqooyi bari ee dalka somalia. Degmadaan waxay magaalo madaxda Boosaaso u jirtaa in kudhow 100km.

Carmo.waxaa kaloo loo yaqan Guryasama. Luqada engiriska waa (Armo). Carmo waa magalo ka mid ah magaalooyinka ugu korida badan sanadaha burburka soomaaliya, waana Magaalada Saddexad ee ugu weyn Degmooyinka gobolka bari marka laga reebo Bosaso Iyo Qardho Waa magaalo aad u soo koreysa, waxay leedahay carmo cimilo aad wanagsan waxaa ku taala Xarunta Tababarka Booliiska Armo Academic oo ah meel lagu taba baro booliiska soomaaliya ayna ka soo baxeen ciidamo aad u tababaran tobankii sano ee u danbeysey Carmo waxaa soo maray 5 gudoomiye.gudoomiyihii u horeeyey waxaa la oranjiray alle ha naxaristee salaad alli hogato(salaad jodhaa)waxaana ka danbeeyey 4 gudoomiye. Carmo waa magaalo ay mar walba dacwada diinta islamka laysku baraarujiyo maagaladu waxa ay ka koobaantahay 9 xafdood kuwaas oo kala ah 1.Waaberi1

2.Daruuraha 3.Laanbarwaaqo.

4.Farboocle.5.Golis.

6.Durdur.7.Reebi.

8.Waaberi2 9.Baxaya.

10 bilcil


Degmada waxay xukunta oo hosyimada deegamo badan oo gobolka bari ah marka lagayimado bosaso oo magala madaxdi gobolka ah.

kalabayr ilaa jurile oo ah dhul aad ubalaran .