Mareero
Jump to navigation
Jump to search
Mareero | |
---|---|
Dhacdaa | |
Country | |
Gobolka | Bari |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Mareero waa deegaan ku yaal gobolka Bari, waxay qiyaastii 30 kiilomitir u jirtaa Boosaaso. waa deegaan aad u ballaaran oo leh Marso taariikhi ah, waa dhul buuralay ah oo sida ay la xaqiijiyay ay ku duugan yihiin khayraadyo fara badan. Xilligii burburka Marsada Dabiiciga ah ee Mareero waxay ahayd meesha ay ka dhoofaan Tahriibayaasha ugu badan ee kala yimaada dhaamaan dalalaka geeska afrika.