Buuraha Oogo

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Ogo Mountains
Almadow Overview.JPG
Meesha ugu sareeysa
Halka ugu sareysa Shimbiris
Jooga 2,450 m (8,040 ft)
Baaxada P2660
Kala sooca P2659
Geography
Ogo Mountains Map.png
Maabka buuraha Oogo
Wadanka Script error: No such module "Separated entries".
Gobolka Script error: No such module "Separated entries".
Degmo Script error: No such module "Separated entries".
District Script error: No such module "Separated entries".
Settlement Script error: No such module "Separated entries".
Borders on Script error: No such module "Separated entries".
Age of rock Script error: No such module "Separated entries".
Type of rock Script error: No such module "Separated entries".

Silsilada Buuraha Oogo (Af-Ingiriis: Ogo Mountains) sidoo kale loo yaqaano Buuroleyda Galgodon, waa deegaan buuroley ah oo dhaca Waqooyiga Soomaaliya. Silsilada buurahan waxay dhex maraan gobolada Sanaag iyo Togdheer; kuwaasi oo meesha ugu dheer gaadhayso ilaa 2,450 mitir (8,038 ft). Intaas waxaa dheer, guud ahaan juquraafiga deegaanka silsiladani dhexqaado waa mid qalalan oo u dhow lamadegaan la mood.

Qaabdhismeedka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Silsilada buuraha Oogo waa kuwo dhaca deegaan joogiisu sareeyo kaasi oo ku kooban waqooyiga wadanka Soomaaliya. Deegaankani wuxuu leeyahay cimilada deegaanada jooga sare leh ee Aasiya oo kale. Waxaa deegaankan aad ugu qaab dhow yahay Lamadegaan la mood.

Cimilada[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Iskucelceliska heerkulka sanadkii ee silsilada buuraha Oogo waa 20 to 26 °C (68 to 79 °F). Roobku wuxuu si fiican u da'aa bisha Maarso, halka ugu yar yahay bisha Ogosto. Isku celcelis waxaa sanadkii ka da'a deegaankaasi roob dhan 500-700 mm.

Faahfaahin Cimilada Gudaado (10°44'03.3"N 47°13'56.6"E)
Bilaha Jan Feb Mar Apr May Jun Jul Aug Sep Oct Nov Dec Sanad
Kuleel aan darnayn °C (°F) 19.5
(67.1)
21.4
(70.5)
21.7
(71.1)
22.3
(72.1)
22.8
(73.0)
22.0
(71.6)
21.6
(70.9)
21.9
(71.4)
21.4
(70.5)
21.0
(69.8)
19.9
(67.8)
18.7
(65.7)
21.18
(70.13)
Maalinle °C (°F) 11.6
(52.9)
13.3
(55.9)
14.1
(57.4)
15.4
(59.7)
16.5
(61.7)
16.6
(61.9)
16.7
(62.1)
16.8
(62.2)
15.8
(60.4)
14.1
(57.4)
12.5
(54.5)
11.4
(52.5)
14.57
(58.22)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F) 3.7
(38.7)
5.2
(41.4)
6.5
(43.7)
8.6
(47.5)
10.2
(50.4)
11.3
(52.3)
11.9
(53.4)
11.7
(53.1)
10.3
(50.5)
7.2
(45.0)
5.2
(41.4)
4.1
(39.4)
7.99
(46.39)
Roobka mm (Faraha) 18
(0.71)
17
(0.67)
39
(1.54)
53
(2.09)
84
(3.31)
56
(2.2)
20
(0.79)
55
(2.17)
103
(4.06)
16
(0.63)
17
(0.67)
4
(0.16)
482
(18.98)
Source: Climate Data [1]

Sidoo kale fiiri[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Climate Data. "Climate Guadaado, Somalia". Climate Data. Retrieved 2012-04-09. 

Xigasho[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]