Joog

Ka Wikipedia

Joog


Jooga (ingiriis: Height) waa cabirka dhererka jooga ee masaafada iyo fogaanta u dhexeysa labo barood. Joogu wuu ka duwan yahay Dhererka oo ah halbeeg lagu cabiro dhererka masaafada labo bar isku jiraan.

Halbeegyada Jooga[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Si la mid ah Dhererka, ayaa Jooga waxyaabo badan ayaa lagu xisaabiyaa, halbeegyada ugu caansan ee ka midka ah Halbeega Caalamiga e Dunida ee lagu cabiro dhererka Jooga waxaa ka mid ah:

Iyo kuwo kale oo badan.