Jump to content

Madaxweyneyaashii Soomaaliya

Ka Wikipedia
Madaxaweynaha Jamhuuriyadda
Federaalka Soomaaliyeed
Calanka Cirdhow
Astaanta qaran ee madaxweynaha
Hadda xilka haya
Maxamed Cabdulaahi Maxamed

Laga soo bilaabo 8 Febraayo 2017
XaruntaVilla Somalia
Muddada xilkaAfar sanno
Xilka soo bilaabayAadan Cabdulle Cusmaan
La aas aasay1 July 1960
Websitevillasomalia.gov.so

Madaxweyneyaashii soomaray dalka Soomaaliya.

Xilka qabtay Sawir Jagada Xisbi Faallo
Jamhuuriyadda soomaaliya
1 Luuliyo 1960 ilaa 10 Juun 1967File:Aadan Cade.jpgAadan Cabdulle Cusmaan, MadaxweyneSYL
10 Juun 1967 ilaa 15 Oktober 1969File:Sharmaarke.jpgAbdirashid Ali Shermarke, MadaxweyneSYLLa dilay
Dowladdii kacaanka
21 Oktober 1969 ilaa 1 Luuliyo 1976Mohamed Siad Barre, Madxii usareeyey afgambigaMil
1 Luuliyo 1976 ilaa 26 Janaayo 1991Mohamed Siad Barre, MadaxweyneSRSPXiligiisii hanti wadaagga
Dagaal sokeeye
Janaayo 1991 ilaa Juun 1995File:Cali Mahdi.jpgAli Mahdi Muhammad, Madaxwyne ku meel gaar ah (Dowladiisiina ma shaqayn Kadib markii uu ka horyimid Maxamed Faarax Caydiid)USC Dagaal sokeeye ayaa dhacay
15 Juun 1995 ilaa 27 Ogosto 2000Xilligaan dalka wax dowlad ah ma jirin ilaa laga soo gaaro shirkii carta
Kumeel Gaar (TNG)
27 Ogosto 2000 ilaa 14 Oktober 2004Abdiqasim Salad Hassan, Madaxweyne ku meel gaar ahn-p
Kumeel Gaar ama Dowladda federaalka kumeelgaarka (TFG)
14 Oktober 2004 ilaa 29 Diisembar 2008Abdullahi Yusuf Ahmed, Madaxweyne ku meel gaar ahSSDFIs Casilay
31 Janaayo 2009 ilaa 20 Ogosto 2012Sharif Sheikh Ahmed, Madaxweyne ku meel gaarARSDowlad Midnomo Qaran
Jamhuuriyadda faderaalka soomaaliya
16 Sebtember 2012 Ilaa 7 Febraayo 2017Xasan Sheekh Maxamuud, MadaxweynePDP
8 febraayo 2017 ilaa 15 may 2022Maxamed Cabdulaahi Maxamed, MadaxweynePDP
15 may 2022 ilaa hadaXasan Sheekh Maxamuud, MadaxweynePDP

Sidoo kale fiiri