U bood nuxurka

Cabdullaahi Yuusuf

Laga soo xigtay Wikipedia, Insaykalobeedhiya xorta ah
(Waxaa laga soo toosiyay Abdullahi Yusuf Ahmed)
Abdullahi Yusuf Ahmed
عبدالله يوسف أحمد
Madaxweynihii 6aad ee Jamhuuriyadda Soomaaliya
Xilka haaya
14 Oktoobar 2004 – 29 Diseembar 2008
Waxaa ka horreeyeyCabdiqaasim Salaad Xassan
Waxaa ku xigayAdan Max'ed Nuur Madoobe (Ku meel gaar)
Faahfaahinta shakhsiga ah
Dhashay15 Diseembar 1934(1934-12-15)
DhintayNofeembar 2012 ( 2008–2009 jir)
Abu Dabi, Imaaraadka Carabta
XisbigaTFG
XaaskaXawa Cabdi Samatar
Jaamacaddii u ka qalin jabiyayModena Escola De Guerra, Italy
Frunze Military Academy

Cabdullahi Yusuf (carab:عبدالله يوسف أحمد) (Noolaa 1934 - 2012 ) waxa uu ahaa madaxweynihii hore ee Soomaaliya. Cabdulaahi Yuusuf Waxa uu madaxweyne kumeelgaar ah ahaa taariikhda marka ee u dhaxeesay 4 Oktoobar 2004ta ilaa 29 Diseembar 2008.Cabdullahi Yuusuf waxa uu dhintay tariikhdu markay ahaad 23kii Maarso 2012 isagoo xaanun uu jiifa in mudo ah cusbitaal ku yaala Imaaraatka Carabta.

Dil ka badbaadid

k soomaaliyeed


Xafiisyada siyaasadda
xilka kaga horeeyey
Cabdiqaasim Salaad Xassan
TNG
Cabdullaahi Yuusuf Axmed
2004–2008 TFG
Xilka  kala wareegay
Sheekh Shariif Axmed
Midnimo Qaran