Abu Dabi

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Abu Dhabi
أبوظبي
—  Caasimad  —
Abudhabi
Muuqaalada ugu cajiibsan caasimada Abu Dabi.
Xukunka
 • Nooca Maamul saldanad [1]
 • Sheikh Khalifa bin Zayed
 • Wiilka Boqorka Mohammed bin Zayed
Baaxadda
 • Guud ahaan 972 km2 (375 sq mi)
Saacad UAE standard time (UTC+4)
GDP US$ 178.3 billion [2]
GDP per capita US$ 61,009 [2]
Website Abu Dhabi Government Portal
Aerial view of Abu Dhabi on the coast of the Persian Gulf.

Abu Dhabi (US / ˈdɑːbi/, UK / ˈdɑːbi/; Af-Carabi: أبو ظبي Abū Ẓabī Ku dhawaaqitaanka [ɐˈbuˈðˤɑbi])[3] waa magaalo-madaxda iyo caasimada labaad ee ugu dadka badan Imaaraatka Carabta. Caasimada Abu Dhabi waxay dhacdaa dhinaca gasiirado badan oo ka tirsan Gacanka Beershiya. Intaas waxaa dheer, sanadkii 2014ta waxaa Abu Dhabi ku dhaqan shacab dhan 1.5 million.[4]

Abuu dabi waa magaalo aad u weyn oo kamid magaalooyinka kubahoobay boqortooyada carabta abuu dabi waxay caan kutahay dhanka wax soo saar ganacsiga abuu dabi waxaa kunool balaayiin qof oo ganacsato ah kana soo jeeda dalal fara badan oo kuyaala dunida.

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. "UAE Constitution". Helplinelaw.com. Archived from the original on 2013-02-17. Retrieved 2008-07-21. 
  2. 2.0 2.1 "Global city GDP 2014". Brookings Institution. Retrieved 18 November 2014. 
  3. "How did Dubai, Abu Dhabi and other cities get their names? Experts reveal all". UAE Interact. 3 October 2007. Retrieved 2013-04-05. 
  4. Ahmad, Anwad (4 November 2014). "Ahbu Dhabi population doubles in eight years". Retrieved 22 July 2015.