Jump to content

Maarso

Ka Wikipedia
Bilaha sanadka miilaadiyada
 Janaayo Febraayo Maarso 
 Abriil Maajo Juun 
 Luuliyo Agoosto Sebteembar 
 Oktoobar Nofeembar Diseembar 

Maarso (Af Ingiriis : March) waa sanadka miilaadiga bishiisa sedexaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Febraayo iyo Abriil. Bisha Maarso waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Mar.