Febraayo
Ka Wikipedia
Jump to navigation
Jump to search
- Sanadka miilaadiga bishiisa labaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Janaayo iyo Maarso . Bisha Febraayo waxay ka koobnaan kartaa 28 ama 29 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa feb. Afartii sanaba mar ayey noqotaa 29 maalmood.