Jump to content

Luuliyo

Ka Wikipedia
Bilaha sanadka miilaadiyada
 Janaayo Febraayo Maarso 
 Abriil Maajo Juun 
 Luuliyo Agoosto Sebteembar 
 Oktoobar Nofeembar Diseembar 

Sanadka miilaadiga bishiisa todobaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Juun iyo Agoosto. Bisha Luuliyo waxay ka koobantahay 31 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Luu, waxay kula baxday magaca Luulyo waa bishii ay midoobeen labadii Soomaaliyeed ee Talyaaniga iyo Ingiriisku kala gumeysa jireen waana luul ama dheyman.