Afti Dastuurka Soomaaliya, 1961
Muuqaal
|
|
|---|
|
Aftida Dastuurka Waxay ka dhacday Soomaaliya 20 Juun 1961 si loogu codeeyo dastuurka cusub ee dalka waxaa soo abuubulay Dhulka Biritishka ee Soomaaliya iyo Dhulka Talyaaniga ee Soomaaliya. Waxayna ku ansixiyeen 90.56% ee codad.[1]
Natiijada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Xulasho | Codad | % | |
|---|---|---|---|
| U codeeyey | 1,756,216 | 90.58 | |
| Diiday | 183,000 | 9.44 | |
| Halaabay/Codad eber ah | 9,132 | - | |
| Wadarta | 1,948,348 | 100 | |
| Xigasho: Kaydka Doorashooyinka Afrika Archived Febraayo 11, 2025 // Wayback Machine | |||
Xigasho
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Doorashooyinka Soomaaliya Archived Febraayo 11, 2025 // Wayback Machine Kaydka Doorashooyinka Afrika