Jump to content

Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012

Ka Wikipedia
Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya, 2012

 2009 10 Sebteembar 2012 2017 
 
Murashax xasan Sheekh Maxamuud Sharif Ahmed
Xisbi Xisbiga Nabadda iyo Horumarka Isbahaysiga Dib U Xuraynta Soomaaliya
Electoral vote 190 79

Madaxweyne before election

Maxamed Cusman Jawaari
(Sii Haye)

Elected Madaxweyne

Xasan Sheekh Maxamuud

Doorashada Madaxtinimada aan toos ahayn ayaa ka dhacday Soomaaliya 10kii Sebteembar 2012. Baarlamaanka Federaalka Ayaa doortay Xasan Sheekh Maxamuud asigoo ah Madaxweynihii ugu horeeyey burburkii ka gadaal.

Markii uu dhacay Dagaalkii sokeeye december 1990kii lana eryey Siad Barre January 26, 1991 waxaa xukunka si ku meel gaar ah loogu doortay Cali mahdi Muxamad 29-kii Jannaayo 1991-dii, waxaa 2000-2004 La soo doortay Madaxweyne Cabdiqaasim Salaad Xassan dowladii lagu magacaabi jiray TNG oo iyana ay ka horyimideen Hogaamiye Kooxeedyo. waxaa markaas hadana la soo doortay Madaxweyne Cabdullaahi Yuusuf Axmed Dowladda federaalka kumeelgaarka TFG oo iyadana ka horyimideen isla Hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho waxaa sii xigay Ciidamo Itoobiya Ka socda oo dalka qabsaday iyagoo gacan siinaya Dawladda, Iscasilaadii Cabdullaahi Yuusuf Axmed kadib waxaa la soo doortay Sheekh Shariif Axmed Dawladiisiina waxaa ka horyimid Al-Shabaab dagaallo farabadan oo dhiig ku daatay ayaa dhacay, waxaa meeshaas ku dhamaaday Kumeel Gaarnimo. Dawladda Soomaaliya Gacanteeda kuma jirto Dul fara badan ee Jamhuuriyadda ilaa Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya , Waxaa Dawladda Gacansiiya Ciidamada AMISOM,

Xasan sheekh Maxamuud

190 / 275

Shariif sheekh Axmed

79 / 275
Marashaxiin Wareegii Koowaad Wareegii Labaad
Codad % Codad %
Xasan Sheekh Maxamuud6022.2219070.63
Sharif Ahmed6423.707929.37
Cabdiweli Maxamed Cali3011.11
Abdiqadir Osoble Ali2710.00
Abdullahi Ahmed Adow248.89
Abdirahman Baadiyow217.78
Mohamed Abdullahi Farmajo145.19
Ahmed Ismail Samatar82.96
Yusuf Garaad Omar82.96
Abdiwahid Elmi Gonjeh31.11
Mohamed Abdiweli Sheikh Yusuf31.11
Omar Salad Elmi20.74
Haji Mohamed Yasin Ismail20.74
Mohamed Abdullahi Omar10.37
Osman Mohamed Gaal10.37
Said Issa Mohamud10.37
Zakariye Mohamud Haji Abdi10.37
Mohamed Ahmed Salah00.00
Salad Ali Jelle00.00
Maslah Mohamed Siad Barre00.00
Ibrahim Ali Hussein00.00
Abdirahman Mohamed Abdi Hashi00.00
Codad/Aan wanaagsanayn12
Wadarta271100271100
Xigasho: